XOG CULUS Safarka Cirro oo Kiciyay Sir Weyn!
Xidhidhka u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ayaa sii qoto dheeraanaya iyadoo booqashada Madaxweyne C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ay kicisay saadaal ku saabsan aqoonsi. Madaxweyne C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa gaaray Imaaraadka Carabta isagoo ku jira booqasho shaqo oo rasmi ah, tallaabo si degdeg ah u soo jiidanaysa dareenka gobolka iyo caalamka. Safarkan




