Trump oo sheegay in Iran ay Miinooyiinka ka saarayso Hurmuz
Donald Trump ayaa sheegay in Iran ay ka saari doonto miinooyinka ku jira marinka Hormuz iyadoo ay caawinayaan Maraykanka.
Iiraan ayaa marinka galisay miinooyiin badan si ay maraakiibta uga horistaagan inay maraan.
Marinkan waxaa mara 20% ka mid ah maraakiibta gaar ahaan kuwa qaada Shidaalka




