Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo cafis weydiistay madaxweynihiisa

Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ka codsaday madaxweynaha dalkaas, Isaac Herzog, inuu cafis uga fidiyo kiisaska musuqmaasuqa ee uu la tacaalayay.

Xafiiska madaxweynaha ayaa sheegay in Herzog uu ururin doono fikradaha saraakiisha caddaaladda ka hor inta uusan tixgelin codsiga “kaas oo xambaarsan cawaaqib xumo weyn”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker