” Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada ayaa qaabilaya wufuuda ka imanaysa dibada mise wafti dibada ka imanayaaba majiro ee inagaa isku camirayna.” Wasiir hore Buuni.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa dhawaan magacaabay Guddiga qabanqaabada xuska 18May, sidoo kale waxa wareegtada lagu sheegay in xuskan kaga dunwanyahay kuwii hore aqoonsi JSL heshay, hadaba su”aashu waxa weeyi maxaa Guddiga loogu dari waayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada ayaa qaabilaya wufuuda ka imanaysa dibada mise wafti dibada ka imanayaaba majiro ee inagaa isku camirayna.
Wasiir hore Buuni.




