Madaxweyne xigeenka Maraykanka oo ka tagay Pakistan

Madaxweyne ku-xigeenka Madaxweynaha Mareykanka JD Vance ayaa hadda raacay diyaaradda Air Force 2.

Isagoo saaran dusha sare ee jaran jarada diyaarada ayuu gacnata haatiyey ka hor inta diyaaradiisau aysan ka Kicin magaalada Islamabad ee Pakistan isaga iyo wafdiga kle ee Maraykanka oo u ambabaxay Washington.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker