Duqaymaha Iran oo khasaare xooggan gaarsiiyey magalada Arad ee Isreal
Waxaan hadda helnay qaar ka mida sawirada xiili hore oo duqaynta ka dhacday magaalada Arad oo ku taalla koonfureed Israa’iil.
Adeegyada gurmadka degdegga ah ayaa sheegaya in 10 qof si darran ugu dhaawacmen weerarka






