Adeega gurmadka deg dega ee Isreal oo sheegay tirada dadka ku dhaawacmay weerarkii Iran ee Arad

Hay’adda gurmadka degdegga ah ee Israa’iil, Magen David Adom, ayaa soo saartay war-cusub oo ku saabsan weerarkii gantaallada ee fiidnimadii ka dhacay Arad, iyadoo sheegtay in 88 qof ay ku dhaawacmeen oo isbitaalka la dhigay ilaa 01:20 waqtiga maxalliga ah.

88-ka qof ee la daaweynayo, 10 ka mid ah ayaa dhaawacooda lagu sheegay mid halis ah, 19 qaba dhaawac dhexdhexaad ah, halka 55 ay qabaan dhaawacyo fudud.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker