Xukuumada Soomaliya oo Ciidamo ku daabushay Maamulka Koonfur Galbeed

Xukuumada Soomaliya ayaa la sheegay in ay Ciidamo ku daabushay deegaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, xili meel adag uu maraayo Khilaaf u dhexeeya labada dhinac.
Sida oo kale waxa la sheegay in ay Maamulka Koonfur Galbeed uu wado dhankiisa abaabul Ciidan oo ka socda deegaamadaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker