USS Gerald R Ford oo Giriiga lagu soo dayactirayo, ka dib dabkii ka kacay – CBS

Markab-qaada diyaaradaha ee USS Gerald R Ford ayaa u socda saldhigka ciidamada badda Mareykanka ee ku yaal Crete, Giriiga, si loo dayactiro kadib dab ka kacay markabka usbuucii hore, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay bahwadaagta BBC ee CBS News.

Mas’uuliyiinta Mareykanka ayaa hore u sheegay in dabku ka bilaabmay qol dharka lagu dhaqo iyo in laba qof laga daweeyay dhaawacyo aan khatar gelin noloshooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker