Pentagon-ka oo u doonaysa in ka badan $200bn dagaalka Iran

Pentagon-ka ayaa ka codsaday Aqalka Cad in loogu oggolaado in ka badan $200bn (£151bn) si ay ugu maalgeliyaan dagaalka Iran, sida uu Washington Post u sheegay sarkaal sare oo ka tirsan maamulka.

Wargeysku ayaa sheegay in qadarkan uu aad uga badan doono kharashka ololihii maamulka Trump ilaa hadda, islamarkaana uu ujeedadiisu yahay in si “degdeg ah” loo kordhiyo soo saarista hubka muhiimka ah ee la isticmaalay.

Toddobaadyadii u dambeeyay, Pentagon-ka ayaa soo bandhigay codsiyo maalgelin oo kala duwan, waxaana qoraalka uu tilmaamay in nooca ugu dambeeyay ay “u badan tahay inuu keeno dagaal siyaasadeed oo weyn oo ka dhex dhaca Congress-ka”.

Waaxda Difaaca Mareykanka iyo Aqalka Cad labaduba waa ay diideen inay warbixinta ka bixiyaan faalo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker