Netanyahu oo farriin diray

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in Israa’iil ay duqaynayso ‘shaqaale argagixiso’ oo ku sugan Iran.

Netanyahu ayaa farriin u diray dadka Iran, isagoo u sheegay “in ay u dabaaldegaan munaasabadaha sanadka cusub ee Persia, laakiin ogow in Israa’iil ay ‘kor ka daawanayso'”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker