Mareykanka oo ogoladay in maraakiibta qaar ay maraan marinka Hormuz

Horraantii maanta, Xoghayaha Maaliyadda, Scott Bessent, ayaa CNBC u sheegay in Mareykanku uu u oggolaanayo maraakiibta shidaalka Iiraan qaarkood inay maraan marin biyoodka Hormuz.

“Durbaba maraakiibta Iiraan ayaa maray, waxaanna u sameynay sidaas si aan shidaal u gaarsiino adduunka oo dhan.”

“Waxaa jiray maraakiib Hindiya leedahay oo baxaya hadda… waxaan aaminsanahay in maraakiib Shiinees ah ay baxeen.”

Qiyaastii 20% shidaalka adduunka ayaa mara marinkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker