Israa’iil oo sheegtay inay howlgallo dhulka ah ka fulisay koofurta Lubnaan

Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay in ay bilaabeen “howlgallo xaddidan oo dhulka ah oo lala beegsanayo goobaha muhiimka ah ee Xisbullah”, sida lagu sheegay warbixin lagu soo wadaagay Telegram.

IDF waxa ay sheegtay in duqaymaha lala beegsaday “bartilmaameedyo badan oo argagixiso” oo ka dhacay aagga ka hor inta aanay ciidamadu gelin koonfurta Lubnaan, hawlgalkana waxa uu ujeedkiisu ahaa “kor u qaadista aagga difaaca hore” iyo “burburinta kaabayaasha argagixisada” ee gobolka.

IDF waxa ay sheegtay in ay sii wadi doonto “ka go’aan qaadashada” ka dhanka ah Xisbullah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker