Militariga Iran oo wacad ku maray inay dilayaan’ Netanyahu

Milatariga Iran ayaa wacad ku maray in ay dili doonaan ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda.

Wakaaladda wararka ee Iran Mehr ayaa ku warrantay in IRGC – Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah – ay sii wadi doonaan inay baacsadaan oo ay xoog ku dilaan.

IRGC ayaa sidoo kale sheegtay in bartilmaameedyo ay Israaโ€™iil ku leedahay iyo saddex saldhig oo Maraykanku ku leeyahay gobolka lagu burburiyay mowjaddii 52-aad ee weerarrada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker