Iran oo weerar kale ku qaadday Israa’iil

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ayaa sheegay in ay qaadeen mowjadihii 48-aad ee weerarrada ka dhanka ah Israaโ€™iil, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iiraan.

Wakaalada wararka ee jamhuuriyada islaamiga ah ayaa sheegtay in weerarrada ay isku mar la qaadeen kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker