Iiraan oo weerartay saldhigyada Maraykanka ee Qatar, Kuwayt iyo Ciraaq – Warbaahinta Iiraan

Warbaahinta dawladda Iiraan ayaa sheegaysa in Iran ay weerarro gantaallo ah ku qaaday saldhigyo militari oo Maraykanku uu leeyahay oo ku yaalla Bariga Dhexe.

Bayaanka ka soo baxay Iiraan ayaa lagu sheegay in la bartilmaameedsaday saldhigyada Al Udeid ee Qatar, Camp Arifjan oo Kuwait ku yaalla iyo saldhigga Harir ee Iraq.

Bayaanka IRGC ayaa sidoo kale sheegay in duqeymaha gantaallada ay burburiyeen kaabayaal militari oo Maraykan leeyaha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker