Askari ku dhintay dagaalka Iiraan oo maydkiisa la geeyay Maraykanka

Naxash lagu sidday askarigii toddobaad ee Maraykan ah ee lagu dilay dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israaโ€™iil ee ka dhanka ah Iran ayaa xalay dib loogu soo celiyey Maraykanka.

Soo dhoweynta Maydka askarigii toddobaad ee Maraykan ah ee lagu dilay dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israaโ€™iil ee ka dhanka ah Iran

Sajant Benjamin N. Pennington ayaa dhintay kadib dhaawacyo uu ka soo gaaray weerar lagu qaaday Prince Sultan Air Base ee ku taalla Sacuudi Carabiya toddobaadkii hore.

Soo dhoweynta Maydka askarigii toddobaad ee Maraykan ah ee lagu dilay dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Israaโ€™iil ee ka dhanka ah Iran

Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka JD Vance iyo Wasiirka Gaashaandhigga Peter Hegseth ayaa goob joog ka ahaa markii sanduuqa maydka laga dejinayay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker