Sawiro: Maydadka askarta Maraykanka ee lagu dilay dagaalka Iran oo la gaarsiiyey dalkooda iyo Trump oo goob joog ah

Sida aan soo sheegnay, Madaxweyne Trump wuxuu ku sugnaa Delaware si uu goob joog uga ahaado meydadka askarta Mareykanka ee lagu dilay dagaalkii Mareykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ahaa Iiraan oo dalkoodu la geeyey.

Waxaan hadda aragnay sawirro muujinaya Trump oo salaamaya naxashyo lagu dahaaray calanka Mareykanka iyadoo askartu ay ka qaadayaan naxashyada diyaarad ku sugan Saldhigga Ciidanka Cirka ee Dover.






