Sacuudiga oo war cusub ka soo saaray weerarada Iran ee dalkiisa

Riyaad waxay Tehraan u sheegtay in haddii weerarada ka dhanka ah Sacuudi Carabiya iyo goobaheeda tamarta ay sii socdaan ay ay keeni karto in ay si la mid ah uga jawaabto.

Sacuudiga ayaa ka mid dalalka ku yaalla Bariga Dhexe ee sheegay in Iran ay ku weerartay diyaarado aan duuliye lahayn iyo gantaallo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker