Militariga Isreal oo ku dhawaaqay mowjado cusub ee duqaymo ah oo ka dhana Iran

Ciidamada difaaca Isreal ayaa qoraal ay ku baahiyeen bartooda X, waxay ku sheegeen inay hadda โ€œqaadeen mowjado kale oo weeraro ah dhammaan Iranโ€ iyagoo intaa ku daray inay bartilmaamdeedsadnayaan kaabayaasha dalka oo dhan.

Ku dhawaqista ayey bixiyeen 8:30 waqtiga Tehran, iyadoo caasimadu kusoo kacday ka dib duqaynimo habeenimooo oo lagu garaacay warshadaha saliida

Qiyaastii 30 daqiiqo ka hor, IDF ayaa sheegtay inay ka shaqeynayaan sidii ay u joojin lahaayeen gantaallada Iran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker