Magacyada lixdii askari ee Maraykanka looga dilay dagaalka Iran, yeyse kala ahaayeen?
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa murugada la qaybsaday qoysaska lix askari oo
Maraykan ah oo lagu dilay dagaalka Iran, markii laga dajiyey maydadkooda Dover Air Force Base.
Halkan waxaa ku qoran waxa laga ogyahay askartaas.
Chief Warrant Officer 3 Robert M. Marzan, 54 jir
Major Jeffrey R. O’Brien, 45 jir
Captain Cody Khork, 35 jir
Sergeant Noah Tietjens, 42 jir
Sergeant Nicole Amor, 39 jir
Sergeant Declan Coady, 20 jir, kaas oo geeridiisa ka dib loo dallacsiiyay (hore wuxuu ahaa specialist).
Lixdan askari waxay ka tirsanaayeen ciidanka Kaydka ee Maraykanka, waxaa lagu dilay markii diyaarad aan duuliye lahayn ay ka baxsatay difaacyada hawada, kuna dhacday xarun talis oo ku taalla dekada Shuaiba ee dalka Kuweyt Axaddii.




