Ciidamada Kuweyt oo war soo saaray ka dib weerar diyaarad aan duuliye lahayn

Ciidanka Kuwait ayaa sheegay in taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait lagu weeraray diyaarad aan duuliye lahayn.

“ Taangiyada shidaalka ee garoonka diyaaradaha ee Kuwait International Airport ayaa la kulmay weerar diyaaradaha an duuliyaha lahayn kuwaas oo si toosa u bartilmaameedsaday kaabayaasha muhimka” ayuu qoraal rasmi ah ku yiri afhayeenka wasaaradda difaaca kaas oo lagu baahiyey barta X, ee milatariga Kuweyt.

Afhayeenku wuxuu sheegay in ciidamada qalabka sida ee dalka ay la tacaalayeen “mowjado diyaarado aan duuliye lahayn oo ku xadgudbay hawada dalka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker