Iiran ayaa hadda duqaysay Abu Dhabi iyo Kuwait

Ciidammada millatariga Iiraan ayaa ku dhawaaqay weerarro cusub oo loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn oo lagu qaaday saldhigyo Mareykanku ku leeyahay gobolka.

Milatarigu wuxuu sheegay in saaka ciidammada badda ay duqeymo drone ah ku beegsadeen saldhigyo Mareykanku ku leeyahay Abu Dhabi iyo saldhigga Al-Adiri oo ku yaalla dalka Kuwait.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker