raan oo gantaalo nooca casriga ah la beegsatay Sacuudiga
Saraakiisha sacuudiga ayaa maanta sheegay in dalka uu qabtay saddex gantaal oo ah nooca cruise-ka.
Wasaaradda gaashaandhiga ee sacuudiga ayaa qoraal ay ku daabacday baraha bulshada ku sheegtay: “Saddex gantaal oo ah nooa cruise-ka ayaa la qabtay lana burburiyay bannaanka magaalada Al-Kharj.”
Tan iyo intii uu bilaabmay dagaalak Iraan waxaa sacuudiga ay la kulmayeen weeraro kaga imanayay dhanKA Iraan.




