Suldaan Mawliid Sabayste Oo Si Adag Ugu Hanjabay Boqor Buurmadow

Suldaan Mawliid Sabayste oo ka mida Bahda Salaadiinta Hargeysa oo si adag ugu hanjabay Boqor Buurmadow. “Buurmadow waxaa Xamar geeyay waa Busaarad, Baahi iyo Iimaan la’aan oo Farmaajo ayuu xooga yar u doontay.”

“Buur madaw Dhagar buu ka Galay Somaliland,Hargaysa intaasi oo Guri baa uga Dhisan isagoo muruxa-na wuu yimid.

 

“Waxaan leeyahay buur madaw Hadii Boloog-yada danta guud-ah ee aad ka dhisatay Guryaha Hargaysa ku Nabad Gali Maysid”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker