Qaraxyo laga maqlay Ciraaq

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa weriyeyaasheeda ayaa sheegtay in qaraxyo dhowr ah laga maqlay meel ku dhow qunsuliyadda Maraykanka ee magaalada Erbil ee waqooyiga Ciraaq.

“Waxaan maqlay ugu yaraan saddex qarax oo waaweyn, gurigeyga waa gariiray,” mid ka mid ah dadka deegaanka oo ku nool agagaarka qunsuliyadda Erbil ayaa u sheegay AFP.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker