Israa’iil oo weerar cusub ku qaaday Iiraan
Isra’iil ayaa bilowday waxa ay ugu yeertay “weerar ka hortag ah” oo ay ka qaadayso Iiraan.
Bayaan soo baxay saaka ayaa Wasiirka Difaaca Isra’iil, Israel Katz uu ku dhawaaqay “xaalad degdeg iyo oo gaar ah” guud ahaan Isra’iil.




