Somaliland oo Shaacisay Inay Barri tahay Ramadaan

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay aragtay curashada Bisha Ramadaan; sidaas darteed berri oo Arbaca ah waa maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan.
Somaliland waa meesha keliya ee deegaanada Soomaalida laga sugayay inay ogaato bisha Ramadaan, maadaama ay haystaan qalabka lagu arko.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker