Dowladda soomaaliya oo shaacisay tirada dadka ay abaarta saameysay

Dowladda Soomaaliya aya sheegtay in abaarta ba’an ee xilligan ka jirta dalka Soomaaliya ay saameyn ku yeelatay noolasha malaayiin xqof oo xool.a dhaqato ah.

Rai’sul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Bare oo khudbad jeedinayay ayaa sheegy in dad tiradoodu ay gaareyso 7 milyan oo qof ay saameyn ku yeelatay abaarta.

Waxaa uu sidoo klae ra’usul wasaaraha uu sheegay in abaarta ay galaafatay noolasha xoolo badan.

“Maanta waxaanu ku jirnaa xilli adag oo ay abaaro daran ay dalka ka jiraan ku dhawaad 7 milyan oo Soomaali ah ayay si adag u saameeyeen abaarahaasi” ayuu yiri rai’sul wasaare Xamse.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker