“Xisaabiyaha Idman, malaha awood la siman Maareeyayaasha.”
“Xisaabiyaha Idman, malaha awood la siman Maareeyayaasha, taas oo ah awood fulineed ama saxeex uu la saxeexaayo hawl socodsiinta hay’adda ee maalin’laha ah…” Guddida dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada.






