Burco: Masuuliyiin Musuq Maasuq Loo Xidhay

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka Jsl, ayaa xabsi dhexe ee burco u taxaabay masuuliyiinta hoos ku xusan:

1. Amiin C.laahi Yaasiin (Xoghayha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Burco)
2. Diiriye Sugaal Rooble (Madaxdii Jaangoynta Dhulka)
3. C.laahi Muuse Maxamed (Xisaabiyihii Dawlada Hoose Burco)
4. Maxamed Xaaji Muuse Shire (Joomitir)
5. Faarax Muuse Siciid (Joomitir)
6. C.casiis Jaamac Ismaciil (Madaxa Iibka Dawlada Hoose Burco)
7. Maxamed Cali Xirsi (Joomitir)

Dhammaan Masuuliyiintan aynu kor ku sheegnay Waxaa xafiiska Hantidhawrka guud ee Qaranka Somaliland uu ku eedeeyey lunsi hanti qaran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker