Dhegayso:Wali Ma Hayno Wakhti Cayiman oo ay Bilaabmaan Duulimaadyada Somalia

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa u sheegay Warbaahinta in aan weli waqti loo cayimin xilligii ay  dib U  bilaabi  Lahayd Duulimaadyadii gudaha iyo Debedda.

Warkaa Wasiirka Halkan Hoose ka Dhegayso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker