Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu hambalyaynayaa guusha ballaadhan ee uu gaadhay Qaranka
Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu hambalyaynayaa guusha ballaadhan ee maanta uu gaadhay Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.taas oo astaan u ah midnimo, adkaysi iyo horumar qaran.
Shacabka Somalilandna waxaannu ugu baaqaynaa in ay si nabadgalyo ah ugu dabaaldegaan guushan, isla markaana ilaaliyaan ammaanka, kala dambaynta iyo wadajirka bulshada.
Guul Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.




