Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Hambalyo U Diray Shacabka Jsl

๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž: ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ก๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ

War:saxaafadeed 26/12/2025

Waxa anigoo ku hadlaya magacayga , magaca hoggaanka xisbiga KULMIYE, guddida fulinta, xubnaha Golaha Dhexe iyo dhammaan taageerayaasha xisbiga aan soo dhawaynayaa Aqoonsiga u Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka helay dawladda Israaโ€™iil oo uu galabta ku dhawaaqay Raysal wasaaraha dalka Israโ€™il.

Arrinkani waa guul u soo hoyatay shacbiweynaha reer Somaliland ee halganka dheer ee naf iyo maal lehba u soo maray inay arkaan maanta oo kale, waxaanan leeyahay Hambalyo dhammaan ummadda Somaliland.”

ALLAA mahad leh

Maxamed Kaahin Axmed
Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker