Putin oo aan muujin tanaasul xilli Ukraine lacago badan loo yaboohay

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in Ruushku diyaar u yahay inuu soo afjaro colaadda Ukraine, balse ma uusan muujin wax tanaasul ah.

Hadalkan ayuu jeediyay bilowga barnaamijkiisa sannadlaha ah ee taleefoonka dadweynaha. Dhanka kale hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub ayaa gaaray heshiis ay Ukraine ku siinayaan amaah ka badan boqol bilyan oo doolar.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker