Melania Trump: Haweeneydii Trump u diidday in ay siiso Numberkeeda ee hadda Aqalka Cad joogta

โ€œMa ku siinayo taleefankayga. Adiga aya ii dhiibaya kaaga, aniguna waan ku soo wacayaa,โ€ ayay tiri, dabadeedna way kala tageen.Waa maalintii nasiibkeedu ugu wanaagsanaa, maalintii ay la kulantay nasiib lama filaan ah.

Iyadu waxay ahayd haweeney caan ah oO dharka xayaysiisa. Waxey ku riyoon jirtay carruurnimadeedii in ay horumar ka gaarto nolosha. Nasiibku wuxuu geeyay Aqalka Cad, wuxuuna ka dhigay Boqorad. Melania Trump, xaaska Donald Trump.

Waxii Slovenia ka keenay ilaa Aqalka Cad waxay ahayd riyo ay ku riyoon jirtay carruurnimadeeda iyo goโ€™aan hore oo ay ku gaartay inay raacdo riyadeeda.

Sannadkii 1998, Donald Trump wuxuu ahaa ganacsade. Wuxuu lahaa waji soo jiidasho leh. Shaqadiisuna waxay ahayd hadal iyo qancin, maadaama uu samayn jiray heshiisyo ganacsi oo badan.

Habeen ka mid ah habeenadii oo New York la joogay sanadkii 1998, arrimuhu uma hagaagin sidii uu rajaynayay. Laakiin waayo-aragnimadiisu waxay u badan tahay in ay faaโ€™iido u noqotay.

Waxaa socday bandhig weyn. Halkaas ayaana lagu xulanayay waxa loo yaqaan moodellada dunida ama haweenka ugu wanaagsan ee suuq-geynta sameeya.

Dad badan oo caan ah isla markaana maalqabeen ah ayaa halkaas joogay. Waxaa ka mid ahayd Melanie Navis.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker