Dowladda Suudaan oo Khartoum u guuraysa

Dowladda Suudaan ee ay hoggaaminayaan militariga ayaa billowday inay wasaaradaha ka rarayso Port Sudan kuna soo celinayso Khartoum, iyadoo la qorsheynayo in hawlaha dowladda oo dhan dib loo bilaabo horraanta sannadka soo socda.

Wasaaradda Dalxiiska iyo Dhaqanka ayaa noqotay tii ugu dambeysay ee guurta caasimadda tan iyo markii halkaa dagaalladu ka bilowden.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker