𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐉𝐬𝐥 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐇𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐥𝐨 𝐓𝐫𝐮𝐬𝐭

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Difaaca Qaranka Jsl Md.Sayid-Maxamed Yuusuf Cali, ayaa maanta kulan la qaatay Haayada Halo Trust kulankaas oo ay hogaaminaysay masuulka Somaliland u fadhiya Halo Trust Alexia Bousingen, sidoo kalena Waxaa Wasiirka Ku wehelinayay Agaasimaha iyo Agaasime Kuxigeenka Waaxda Miinada Aniisa Xuseen Cali, Saleban Faarax Cawad iyo La-taliyaha Wasiirka Faarax Xaaji Axmed , kulankaas oo lagaga wada hadlay sidii loo Xoojin lahaa wada shaqaynta ka dhaxaysa Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Haayada Halo Trust, kulankaas oo ku soo dhamaaday is afgarad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker