Ciidanka Qaranka Somaliland oo Sheegay Inay Borama Ku Qabteen Snipers
Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa sheegay inay jiraan dad Snipers ah oo meel fogfog ka tooganaayay dadkii banaanbaxyada ka dhigaayay Magaalada Boorama, Ciidamadu waxa ay sheegeen inay arintaas xogteeda hayaan




