Trump oo is ammaanay xilli Soomaalida uu ku tilmaamay ma shaqeystayaal

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maamulkiisa ku amaanay dadaallada ku aadan ilaalinta deegaanka, waxaa uu dhaleeceen u jeediyay tallaabooyinka ay ku wajahayaan arrintaas xisbiga Dimuqraadiga.

Waxaa uu amaanay siyaasaddiisa ku wajahan wax ka qabashada ilaalinta wasakaheynta hawada iyo biyaha isla markaasna uu dalkaas ka sameeyay shaqooyin ku saabsan tamarta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker