๐Š๐ก๐š๐ฅ๐š๐๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐š ๐†๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ก๐ข๐ข ๐ก๐จ๐ซ๐ž ๐‡๐ฎ๐›-๐๐š๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐’๐š๐ฑ๐ข ๐Š๐š๐ซ๐จ, ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐ฎ๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐“๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐จ ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐๐š๐ง๐œ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐จ ๐๐š๐š๐๐๐š๐š!

 

Waxa saacadihii u dambeeyay lagu arkayey Baraha Bulshada dhalinyar hub sidata oo sheegaya in ay ka gadoodeen dhacdadii dhawaan lagu carqaladeeyay oo Madaxweynihii hore ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข Maddaarka Hargeysa.

Dhalinyartaa waxa aan leeyahay: inkasta oo la fahmi karo cadhada iyo dareenka uu keenay arrinkaasi, haddana hub qaadashadu waa ficil si cad uga hor imanaya shuruucda iyo xeerarka dalka, mana aha dhaqan waafaqsan milgaha bulshada deegaanka iyo sumcadda ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐๐๐จ ๐Ÿ‘๐Ÿ’ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐š๐ง ๐ง๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฅ๐จ๐จ๐ง๐ข.

Sidoo kale, hub loo qaato arrin la xidhiidha madaxweynihii hore oo dalka hoggaaminayay muddo toddoba sano ah, ku yimid cod dimuqraaddi ah, kuna wareejiyay xilka si dimuqraadi ah oo sharaf iyo sumcad u soo jiiday Somaliland waxa ay ku tahay dhaawac sharafta iyo karaamada madaxweynihii hore.

Falkii qaldanaa ee madaxweynihii hore lagula kacay waa arrin aynu kula xisaabtamayno xukuumadda talada haysa, gaar ahaan ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š, innaga oo raacayna dariiqa sharciga ah.

Waxa aynu xukuumadda ka sugaynaa raali gelin buuxda, baadhis madax-bannaan, la xisaabtan masโ€™uuliyiinta ku kacay falka noocan ah, iyo in ay qaaddo to tallaabooyin cad oo lagaga hortagayo in mar dambe ay soo noqdo arrin noocan ah.

๐”๐ ๐ฎ ๐๐š๐ฆ๐›๐š๐ฒ๐ง: ๐ˆ๐ง ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ข๐๐ก๐š๐š๐ก๐๐จ ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐š๐๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐๐ก๐š๐œ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐๐๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ก๐ฎ๐› ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐จ ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ข๐ค๐ซ๐š๐ ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐๐š๐ง ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐š๐ก๐š๐š๐ง, ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐š๐ก๐š๐š๐ง๐›๐š.

Dr Cabdiweli Suufi Jibriil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker