Siyaasi Jaamac Shabeel oo Xabsiga la Dhigay
Ciidanka Booliska JSL ayaa maanta gacanta ku soo dhigay eedaysane Jaamac Shabeel oo ku eedaysan arrimo kasoo horjeeda Qaranimada , xadgudubna ku ah jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland , kaas oo dhawaanahan ku hawlana.
Eedaysanaha waxa degdeg loo horgayn doonaa Ha’yaddaha Garsoorka ee dalka
Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaa dhammaan dadka ku hawlan falalka xadgudubka ku ah jiritaanka qaranimada Somaliland.




