Ruushka oo weerar culus iyo qaraxyo ku ekeeyay Ukraine

Ruushka ayaa weerar kale oo culus oo dhanka cirka ah ku qaaday Kyiv, iyadoo qaraxyo laga maqlay caasimadda Ukraine, xilli diblomaasiyiinta ay sii wadaan wada-hadallada lagu soo afjarayo dagaalka.

Dadka ayaa loogu baaqay inay dhismooyinka ka baxaan ayna isaga fogaadaan goobaha bannaan.

Magaalada Geneva ayaa waxaa ku shiraya dalalka Yurub ee xulafada la ah Ukraine, kuwaasoo ka arrinsanaya soo afjaridda colaadda Ruushka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker