Trump oo lagu riixayo inuu cadaadis saaro Putin-ka Ruushka

Safiir hore oo Mareykan ah oo u fadhiyay Ukraine ayaa ku booriyay hoggaamiyeyaasha reer galbeedka inay cadaadis dheeraad ah saaraan Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

William B Taylor wuxuu sheegay in Putin uu isku dayayo inuu “sugo” Ukraine, Yurub iyo Mareykanka, si uu u helo heshiis wanaagsan oo Ruushka u horseeda.

“Haddii aan si adag ugu istaagno markaas waxaan ku qasbi karnaa inuu miiska soo fadhiisto, laakiin ma aanan sameynin taas,” ayuu u sheegay barnaamijka Today ee Radio 4.

Taylor wuxuu intaas ku daray in “dhibaatada Putin ay tahay mid uusan Madaxweyne Trump si dhab ah u qaddarin” ilaa hadda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker