Israa’iil oo 22 Falastiiniyiin ah ku dishay Qasa

Ugu yaraanj 22 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarro cirka oo is daba joog ah oo ay Israa’iil ku qaadday waqooyiga iyo bartamaha Qasa, sida ay sheegeen saraakiisha difaaca rayidka iyo caafimaadka ee Xamaas.

Waxay sheegeen in ilaa shan goobood la duqeeyay, waxaana ka mid ah guryo la deggan yahay. Taliye sare oo Xamaas ah ayaa ka mid ah dadka dhintay, sida laga soo xigtay ilo gudaha ah.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay Xamaas ku beegsadeen Qasa taasoo looga jawaabayay dhacdo goor hore shalay dhacday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker