Shiinaha oo u hanjabay Japan

Shiinaha ayaa uga digay Japan in ay la kulmi doonto jab culus haddii ay isku daydo in ay awood u adeegsato faragelinta muranka ka taagan yahay ee maqaamka Taiwan.

Hanjabaadda ay soo saartay wasaaradda gaashaandhigga Shiinaha ayaa jawaab u ah hadallo uu jeediyay ra’iisul wasaaraha cusub ee Japan.

Sanae Takaichi ayaa todobaadkii hore sheegay in weerar hubaysan oo lagu qaado jasiirada Taiwan ay keeni karto jawaab militari oo ka timaada Japan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker