Dil Ka Dhacay Hargeysa iyo Dad Loo Xidh xidhay

Xalay degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa waxaa lagu dilay Marxuum Maxamed Baashe Xasan , isagoo goobta ka baxsaday eedaysanaha falka geystay.
Ciidamada Booliska JSL ayaa sameeyay hawlgal degdeg ah, iyagoo gacanta kusoo dhigay dad badan oo lagu tuhmayo in ay ku lug lahaayeen falkaasi.
Hadda waxaa socda baadhitaan dheeraad ah, waxaana natiijadiisa marka ay dhamaato la wadaagi doonaa bulshada.
Ciidanka Booliska JSL waxay dadweynaha ka codsanayaan in cid kasta oo haysa xog, warbixin ama tuhun la xidhiidha eedaysanaha, ay si degdeg ah ula soo xidhiidhaan saldhigga Booliska ee ugu dhow.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker