Somaliland oo Digniin Kama Dambaysa u Dirtay Diyaaradaha Hawadeeda isticmaala

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ku wargelisey diyaaradaha dulmaray maanta in aysan adeegsan karin hawadeeda oggolaanshaheeda awgeed, tan oo daba socoto khilaafka ka dhashay dal-ku-galka Dowladda Federaalka ee eVisa oo laga diidey Somaliland & Puntland; iyada oo xilligan dadka ka dega Hargeysa & Garoowe ay bixiyaan kharashka dal-ku-galka DFS iyo dal-ku-gallada SL & PL.
Khalkhal diyaaradeed oo dhowr jeer ah ayaa sannado ka dhakhay, ka dib markii diyaarado hawada ku jiray lagala wada-hadlay Hargeysa iyo Muqdisho.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker