Trump oo aad u dhimay tirada qaxootiga galaya Maraykanka, muhiimadana siiyay Koonfur Afrikaanka caddaanka

Maamulka Trump ayaa xaddidaya tirada qaxootiga ee loo oggolaanayo inay galaan Maraykanka isaga oo ka dhigay 7,500 bilowga sannadka dambe, waxaana uu muhiimadda siiyay caddaanka Koonfur Afrikaanka.

Talaabadan ayaa looga dhawaaqay bayaan aqalka cad uu soo saaray Khamiista, waa talaabo ka hoosaysa tiradii 125,000 ee u qoondeeyay qaxootiga madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe Biden.

‘’Waxaa jira walaacyo bini’aadanimo waxayna ku jirtaa danaha qaranka,’’ ayaa lagu yiri bayaanka, in kasta oo aan la sababayn waxa keenay yaraynta tirada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker