Ciidamada Booliska Gobolka Togdheer ayaa Xabsiga Dhigay Cabdimaalik Muuse Coldoon. Ilaa hada lama oga sababta ka dambaysa Xadhiga Wariye Cabdimaalig Muuse Coldoon.